Digniino laga bixiyey roobab dabeylo wata oo ka bilowday xeebaha Bariga Afrika

Khubadarada saadaasha hawada ayaa ka digaya dabeylo xoogan oo laga cabsi qabo in a ku dhuftaan deegaano ka tirsan Bariga Afrika laga bilaabo maanta oo khamiis ah. Qaybta saadaasha hawada ee dalka Kenya ayaa sheegaya in dabaleyahan xooggan ay gurayaha saqafka kore ka qaadi karaan isla markaana ay sababi karaan burbur xoogan. Meelaha ay dabaylahaas … Continue reading Digniino laga bixiyey roobab dabeylo wata oo ka bilowday xeebaha Bariga Afrika